Sign my Guestbook
|
Shows: 1857.
Inputs: 62.
Last show: Sun Jul 6 10:31:42 2008
.
Last input: Fri May 2 11:32:48 2008
.
|
|
Name: Abdi Jama Ghedi
|
| Country: Sweden |
Date: Sun Oct 5 19:50:39 2003
|
Comment: Waxaan horay u ah maclimiintii Jamacadda Ummadda Somaliyeed, Kuliyada Dhaqaalaha.
Waxaad abuurteen oona aruuriseen wax u haraya jilka dambe ee Somaalida (cultural capital), waad ku mahadsantihiin.
|
|
Name: Hussein Ismail
(Homepage)
|
| Country: Sweden |
Date: Sun Apr 13 22:38:07 2003
|
|
Comment: Walaal marka hore Asalaamu Calaykum, Marka higa waxan walaal idinku habalyeynayaa xusuusta dhaxal galka ah ee aad u samayseen ummadda soomaaliyeed, hore u sii wada, salaamu calaykum.
|
|
Name: Farah Ugas
|
| Country: Australia |
Date: Fri Feb 21 00:21:55 2003
|
Comment: Walaalayaal wax dhaxal Ummadda Soomaaliyeed u ah ayaad inoo haysaan, ee Ilaahay ha idinka abaal mariyo.
Wa Jasaakumulaahu Khayran
|
|
Name: Cabdi A. Biixi
|
| Country: New Zealand |
Date: Wed Feb 19 01:18:09 2003
|
|
Comment: Tani waa tallaabo wax ku ool ah oo yidiilo weyn leh. Waxaan idiin soo gudbinayaa hambalyo iyo mahadnaq fara badan. Ilaahay haydiin fududeeyo oo haydin ka ajarsiiyo hawshaas muhiimka ah.
|
|
Name: isaaq_girl
(Homepage)
|
| Country: somaliland |
Date: Tue Jan 21 17:57:50 2003
|
|
Comment: good and nice work
|
|
Name: abjad h xudayi
|
| Country: kenya |
Date: Tue Jan 21 09:51:22 2003
|
Comment: you are doing an extremely important job for the somali people, keep it up.
the titleof the play on wagalla is "In the eyes of the miaow"
|
|
Name: codka Beesha
|
| Country: Ottawa, Canada |
Date: Tue Dec 24 14:47:01 2002
|
Comment: Bahda Codka Beeshu wuxuu idiin soo dirayaa hambalyo aan la soo koobi karin xilkaas weyn ee aad Ummadda Soomaaliyeed aad u haysaan. Halkaa ka sii wada Alle ha idin garab galee.
Wa Jasaakumulaahu Khayran
Samawade
|
|